|
Wararka
-
Daawo;Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo ka Hadlay Maxbuus Isku Daldalay Xabsiga Berbera Iyo WasiirKa Cadaalada Somaliland Oo Ay Ku Baaqeen In La Keeno Maxkamad.
Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo ka Hadlay Maxbuus Isku Daldalay Xabsiga Berbera Iyo WasiirKa Cadaalada Somaliland Oo Ay Ku Baaqeen In La Keeno Maxkamad.
https://www.youtube.com/watch?v=u5q3q...
Sunday, November 27, 2016
-
Maraykanka: Maamulka Doorashada Gobolka Wisconsin Oo Aqbalay Dib U Tirinta Codadka.
Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, Donald Trump, ayaa ku tilmaamay dib u tirinta codadkii laga dhiibtay gobolka Wisconsin khiyaamo.
Wuxu sheegay in xataa Hillary Clinton markiiba aqbashay natiijadii ka soo baxday gobolkaas oo...
Sunday, November 27, 2016
-
Dalka Cuba Oo sagaal maalmood u baroordiiqayo hogaamiyihii dalkaasi Fidel Castro Oo Geeriyooday.
Dalka Cuba waxaa ka billaabatay sagaal maalmood oo loo baroordiiqayo hogaamiyihii kacdoonka dalkaasi oo shalay geeriyooday. Fidel Castro ayaa ahaa 90 sano jir.
Dad badan oo reer Cuba ah ayaa u barooranaya geerida Fidel Castro, ma...
Sunday, November 27, 2016
-
4 Qof Dhintay Dagaal Ka Dhacay Galbeedka Ugandha.
Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhimatay dalka Ugandha, ka dib markii ay isku dheceen ciidamada iyo malleeshiyo daacad u ah mid ka mid ah boqorada dhaqanka.
Dableyda ayaa la sheegayaa inay weerar ku qaadeen saldhig boolis oo ku yaalla ...
Sunday, November 27, 2016
-
Madaxweynihii Hore Ee Dalka Cuba Fidal Castro Oo Geeriyooday Iyo Taariikh Nololeedkiisa Oo Kooban.
Telefishinka dowladda Cuba ayaa shaaciyay in hogaamiyihii hore ee dalk Cuba Fidel Castro uu geeriyooday. Wuxuu ahaa 90 jir ah.
Geeridiisa waxaa shaaciyay walaalkii, , Raul Castro, oo xilka kala wareegay sanaddii 2008.
Waxa...
Saturday, November 26, 2016
-
Deg Deg ah;Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Moqdisho Iyo Dad 20 Qof Ka Badan Oo Ku Dhintay.
Ugu yaraan 20 qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen tira intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen Qarax gaari oo maanta ka dhacay bartamaha suuqa beerta ee Degamada Waaberi ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxan ayaa ka dhashay gaari ...
Saturday, November 26, 2016
-
Daawo;Gudida Abaraha Gobolka Togdheer Oo La Wareegay Deeqo Kale Duwan Oo Ay Ku Deqeen Dad Muxsiniin Ah.
Burco(GLN)_Daawo Gudida Abaraha Gobolka Togdheer Oo La Wareegay Deeqo Kale Duwan Oo Ay Ku Deqeen Dad Muxsiniin Ah.
https://www.youtube.com/watch?v=sTaDOMa4Ejk...
Saturday, November 26, 2016
-
Daawo;Masuuliyiin ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Beeniyey inay Golaha Dhexe Iska Casileen Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Iyo Salal.
Boorama(GLN)_Daawo;Masuuliyiin ka Tirsanย Xisbiga Waddani Oo Beeniyey inay Golaha Dhexe Iska Casileen Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Iyo Salal.
https://www.youtube.com/watch?v=mZTn_oi8ha0...
Saturday, November 26, 2016
-
Daawo;Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Deegaanka Beer Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer.
Burco(GLN)_Daawo Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Deegaanka Beer Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer.
https://www.youtube.com/watch?v=boXn6lFl8O8...
Saturday, November 26, 2016
-
Daawo;Wasiirka Cadaalada Xukumada Somaliland Oo Ka Warbixiyey Maxbuus Isku Dal-Dalay Xabsiga Magalada Berbera Oo Geeriyooday.
Hargeysa(GLN)_Daawo Wasiirka Cadaalada Xukumada Somaliland Oo Ka Warbixiyey Maxbuus Isku Dal-Dalay Xabsiga Magalada Berbera Oo Geeriyooday.
https://www.youtube.com/watch?v=QjfbA6LyuvY
...
Saturday, November 26, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiโDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
๐๐๐๐๐๐ baa la inoo dhigay an ku ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|