|
Wararka
-
Qaramada Midoobay Oo sheegtay in tirada dadka ku nool magaalooyinka lagu hareereysan yahay Ee Dalka Suuriya ay Koor U Dhaaftay Hal malyan oo qof.
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in tirada dadka ku nool magaalooyinka lagu hareereysan yahay ee Suuriya ay ku dhawaad laba jibaarantay lixdii bilood ee la soo dhaafay, oo ay iminka ku dhow dahay hal Malyan oo qof.
Dadkaas badanko...
Tuesday, November 22, 2016
-
Xukumada Dalka Turkiga Oo shaqada ka eryay 15000 Oo Qof.
Xukumada Dalka Turkiga ayaa shaqada ka eriday 15000 oo Qof oo isugu jira booliis iyo shaqaale dawladeed arrintaas oo la xiriirta afgambigii dhicisoobay ee bishii July ka dhacay dalka Turkiga.
Xukumada waxaa kale oo ay albaabada...
Tuesday, November 22, 2016
-
Madaxweyne Donlad Trump Oo Sheegay Inaanu Kamid Noqon Doonin Heshiiska Ganacsi-Dhaqaale Ee TPP Ee Ay Ku Bahoobeen 12 Waddan.
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa uu sheegay in boqolka maalmood ee ugu horeyso marka uu qabto xafiiska uu soo saari doono amar looga baxayo heshiis ganacsi oo Mareykanku la galay wadamada Pacific-ga
F...
Tuesday, November 22, 2016
-
TORONTO : TAAAGEERYAL KASOO KALA JEEDA BARIGA BURCO, HAWD , AWDAL IYO SELEL OO KUSOO BIIRAY WADDANI.
TORONTO TAAAGEERYAL KASOO KALA JEEDA BARIGA BURCO, HAWD , AWDAL IYO SELEL OO KUSOO BIIRAY WADDANI.
https://www.youtube.com/watch?v=ZYu9WSJ8K84...
Tuesday, November 22, 2016
-
Daawo;Maamulka Gobolka Gabiley Oo 85 Gaadhi Oo Caws ah Ku Wareejiyey Gudida Abaaraha Somaliland.
Gabiley(GLN)_Hoose ka Daawo Maamulka Gobolka Gabiley Oo 85 Gaadhi Oo Caws ah Ku Wareejiyey Gudida Abaaraha Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=OVxeFHScfqc...
Monday, November 21, 2016
-
Xogo Ku Saabsan Cuntada La Siiyo Rakaabka Diyaaradaha (Xogta dahsoon)
sida ay ku adkaysanayso Ana meri oo haysta khibrad sodomeeyo sano ah oo ku saabsan ka dhex shaqaynta diyaaradaha oo iyadoo barta su’aalaha ee koora jawaabo ku bixinaysa sheegtay in meelaha diyaarada ugu nadiifsani ay yihiin
...
Monday, November 21, 2016
-
Daawo;Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Beeniyey Warar Laga Qoray.
Daawo Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Beeniyey Warar Laga Qoray.
https://www.youtube.com/watch?v=TtjC90b5zgo&feature=youtu.be...
Monday, November 21, 2016
-
Maxaa Ka jira in Donald Trump Asalkiisu Bakistaani yahay (Xogta Dahsoon)
Telefishinka caalamiga ah ee Sky news ayaa baahyey warbixin uu ka soo xigtay Telefishin ka hawlgala Dalka bakistaan, warbixintaas oo sheegaysa in Donald Trump uu ku dhashay wadanka Bakistaan ka hor intii aany labo waalid oo marayk...
Monday, November 21, 2016
-
Daawo:Xaflad lagu soo dhaweynaayey Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani iyo Xoghayaha Warfaafinta oo lagu qabtay Magaalada Birmingham ee caasimadda Labaad ee dalka Ingiriiska.
Daawo Xaflad lagu soo dhaweynaayey Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Amb Maxamed Cali Aw Cabdi iyo Xoghayaha Warfaafinta Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan oo lagu qabtay Magaalada Birmingham ee caasimadda Labaad e...
Monday, November 21, 2016
-
Daawo;Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan Oo Si Baladhaan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo.
Daawo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan Oo Si Baladhaan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo.
https://www.youtube.com/watch?v=b43Fow5xuQo...
Monday, November 21, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
-
TALO DOORASHO – Qalinka: Muuse Jaambiir
Mar kale; Somaliland doorasho muddaysneyd ayaa waqtigeedii dib uga dhacaysa. Mar kale sii jirista g...
Monday, April 6, 2026
-
Macasalaamaynta Mooge iyo Dhacdooyinka Uu Ka Tegay !WQ: Rabiile Cabdillaahi Jaamac
Markii uu xilka Maayarnimo ee caasimadda Hargeysa qabtay Maayor Cabdikariim Axmed Mooge, waxa uu la...
Monday, March 30, 2026
-
Xakamaynta Dhibka Abaaraha iyo Daadka is-xiga! WQ: Foodcadde Cawil
Maareyn Joogto ah, ma aha Gurmadka Kumeel gaadhk ahiDalkeennu wuxuu muddo dheer ku jiray xaalad ...
Monday, March 30, 2026
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
More Wararka
|