|
Wararka
-
Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Xaaladda Somaliland Iyo Kornayl Caarre
Hargeysa (GLN): Halkan ka daawadaย guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo ka hadlay arrimo kala duwan Somaliland ka jira, isaga oo si gaar ah uga hadlay jabhadda uu asaasa...
Tuesday, September 4, 2018
-
Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Ceerigaabo Ka Bilowday Diwaangelinta Hantida Dowladda
Ceerigaabo (GLN): Halkan ka daawada wasaaradda hawlaha guud ee Somaliland, oo Ceerigaabo ka bilowday dhulka danta guud iyo hantida dowladda ee guryuhu ku jiraan.
https://www.youtube.com/watch?time_continue=3&v=z-9uxAiVjo0
...
Monday, September 3, 2018
-
Warbaahin Caalami Ah Oo Qortay In Somaliland Wajahayso Dagaal Qabow Oo Xuddun Uu U Yahay Khaliijka Carabtu
Hargeysa(GLN): Wargeyska Caanka ah ee The Telegragh oo ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa shalay daabacay warbixin uu xoogga ku saarayo sida ay Somaliland ugu hirdamayaan Quwadaha cusub ee soo baxaya kuwaas oo kala ah xulufada Sucu...
Monday, September 3, 2018
-
Golaha Wasiirrada Cusub Ee Dowladda Soomaalida Ee Itoobiya Oo La Ansixiyey
Jigjiga (GLN): Baarlamaanka deegaanka Soomaalida Ee Itoobiya, ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey golaha cusub ee xukuummadda oo dhawaantan la hor keenay.
Masuuliyiinta la ansixiy ayaa is ugu jira wasiirro iyo maareeyeya...
Sunday, September 2, 2018
-
Wargeyska Indian Ocean Oo Sheegay In Mareykanku Madaxweyne Geelle Cadaadis Ku Saarayo In Uu Tallaabo Ka Qaado Ganacsade Maxamed Aw-Siciid
Wargeyska Indian Ocean Oo Sheegay In Mareykanku Madaxweyne Geelle Cadaadis Ku Saarayo In Uu Tallaabo Ka Qaado Ganacsade Maxamed Aw-Siciid Oo Eedo Culus Loo Haysto
โWargeysku Wuxuu sheegay In Ay Halis Ku Jirto Shirkadda Ina Aw...
Sunday, September 2, 2018
-
Warbixin Hore Oo Uu Cabdishakuur Heersare Ka Sameeyey Dr. Xuseen Aw Aadan
Halkan ka daawada ka na akhrista warbixin uu Cabdishakuur Muxumed (Heersare) 2013kii ka sameeyey Dr. Xuseen Aw Aadan Bade (Ina Aw Aadan), oo Hargeysa ku geeriyooday is la markaa na shalay la aasay.
https://www.youtube.com/watch...
Friday, August 31, 2018
-
Dhakhtarkii Danyarka Iyo Dadka Lafuhu Burburaan Oo Geeriyooday
Hargeysa (GLN): Alle ha u naxariistee waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday oo shalay lagu aasay Dr. Xuseen Aw Aadan Bede (Ina Aw Aadan).
Marxuumka ayaa caan ku ahaa daweynta iyo kabista dadka jaba, is la markaana waxa uu qali...
Friday, August 31, 2018
-
Baarlamaanka Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ansixiyey Madaxweynaha Cusub Iyo Qodobo Kale
Jigjiga (GLN): Baarlamaanka deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa ansixiyey madaxweyne ku xigeenka ah na ku simaha magaxweynaha Mudane Mustafe Cagjar.
https://www.youtube.com/watch?v=3gN2i2NduAo&feature=youtu.be
...
Monday, August 27, 2018
-
Somaliland Oo 15 Baabuur Oo La La Soo Baxsaday Ku Wareejisay Itoobiya
Hargeysa (GLN): Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta dowladda fadaraalka ee Itoobiya ku wareejisay 15 baabuur oo la la soo baxday xilligii ay socdeen qalalaasihii siyaasadeed ee deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Waxa kale oo ay xuku...
Sunday, August 26, 2018
-
Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda U Xambaariyey Sababta Abuurtay Jabhadda Caarre
Hargeysa (GLN): Halkan ka daawadaย Cabdilaahi Axmed Maxamed oo ka mid aha masuuliyiinta xisbiga WADDANI, ayaa sheegay in xukuumaddu sabab u ahayd in ay abuuranto jabhadda uu hogaaminayo kornayl Caarre.
https://youtu.be/5Jshyvdr...
Saturday, August 25, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ:ย Musharax Axmed Maxโed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. โKuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
-
Is Kaa Wax U Qabsadii Ardayda Sheekh Bashiir Hargeysa. WQ: Maxamed Aadan Tarabbi
Waagii aan ku jiray Dugsiga Dhexe Ee Sheekh Bashiir Hargeysa waxaan Maamule Cawil iyo Khadra oo mark...
Monday, August 6, 2018
More Wararka
|