|
Wararka
-
Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Dib U Dhaca Doorashada
Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada xisbiga WADDANI oo ka hadlay mawqifkooda ku aaddan dib u dhaca ku yimi doorashada.
https://www.youtube.com/watch?v=FQAgbbYNYjY
...
Friday, November 30, 2018
-
UCID Oo Ka Soo Hor Jeestay Dib U Dhacada Dooroshada
Hargeysa (GNL): Halkan ka daawada xibiga mucaaradka ah ee UCID, oo sheegay in ay xisbiga ahaan ka soo horjeedaan dib u dhaca doorashada.
https://www.youtube.com/watch?v=l0sq8IsxNDk
...
Friday, November 30, 2018
-
Guddida Doorashooyinka Soomaaliland Oo Shaaciyey In Doorashadii Dib U Dhacday
Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada guddida doorashooyinka Soomaaliland, oo shaaciyey sababaha keenay dib u dhaca ku yimi doorashadii la qaban lahaa 29/3/2019.
https://www.youtube.com/watch?v=dLU2MY_sCVk
...
Friday, November 30, 2018
-
Hargeysa: Hooyooyin Haysta Carruur Baahiyo Gaar Ah Qaba (Naafo) Oo Meel Fagaare Ah Isugu Soo Baxay
Hargeysa (GLN): Hooyooyin boqol ka badan oo haysta carruurta baahiyo gaar ah qaba, is la markaa na maskaxda naafo ka ah, ayaa isugu soo baxay fagaare ku yaalla magaalada Hargeysa.
https://www.youtube.com/watch?v=UdweB5_njlY
...
Friday, November 30, 2018
-
3 Muslim Women Scientists Win L’Oréal-UNESCO Science Award 2018!
t’s great to know that Muslim women are excelling so much overtime, throughout the world. Indeed, it is a matter of great Pride for the Muslim Ummah. Yet again, they unlock another big achievement!
According to Women of...
Monday, November 26, 2018
-
Golaha Wakiillada Soomaaliland Oo Ka Dooday Xaalado Jira
Hargeysa (GLN): Golaha wakiillada Soomaaliland, ayaa siyaabo ka la duwan uga hadlay dhibaatooyin jira oo ay ka mid yihiin colaadaha, murannada siyaasiga ah iyo wax wada lahaanshaha.
https://www.youtube.com/watch?time_continu...
Tuesday, November 6, 2018
-
Maamulihii Madaarka Hargeysa Oo Ka Hadlay Xilkii Laga Qaaday
Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada maamulihii madaarka caalamiga ah ee Cigaal ee Hargeysa Maxamed Yuusuf, oo ka hadlay xilkii laga qaaday ka na gaabsaday sababta xilka looga qaaday.
https://www.youtube.com/watch?time_continue=2...
Tuesday, November 6, 2018
-
Qof Dhintay Iyo Saddex Kale Oo Ku Dhaawacmay Is U Soo Bax Ka Dhacay Jigjiga
Hargeysa (GLN): Hal qof ayaa dhintay saddex kale na way dhaawacmeen, ka dib markii shalay uu ciidanka ammaanku xabbado ku ka la eryeye dad is u soo bax ka dhigay magaalada Jigjiga.
Waxana wararka ka imanaya Jigjiga ay sheegaan ...
Thursday, November 1, 2018
-
Wiil Ku Dhintay Balli Ku Dhex Yaalla Magaalada Hargeysa
Hargeysa (GLN): Wiil 14 ah ayaa ku dhintay balli ku yaalla xaafadda Daami ee magaalada Hargeysa.
Dadweynaha xaafadda oo dhacdan ka i murugo leh uga hadlay, ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay in balliga biyaha laga sii daa...
Thursday, November 1, 2018
-
Booliska Somaliland Oo Qabtay Dhallinyarao Baabuurta Xadi Jirtay
Hargeysa (GLN): Halkan ka daawada hogaanka ciidanka booliska Somaliland, oo maanta shaaciyey inay gacanta ku soo dhigeen dhallinyaro baabuurta xadi jirtay.
https://www.youtube.com/watch?time_continue=1&v=b_xvIh0rBvw
...
Thursday, October 25, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
-
𝐂𝐀𝐒𝐇𝐀𝐑 baa la inoo dhigay an ku 𝐂𝐈𝐁𝐑𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍𝐎. WQ: Maxamed Cali Bile
Wixii ku soo maray cashar ayaa laga bartaa si aanay mar labaad kuugu dhicin. 12 sanadood ka hor aya...
Tuesday, December 23, 2025
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚’𝐚𝐚𝐧” 𝙌𝙖𝙡𝙞𝙣𝙠𝙞𝙞: 𝙈𝙖𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙔𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝘽𝙞𝙙𝙝𝙞𝙞𝙙𝙝 𝘽𝙖𝙙𝙙𝙖.
"𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐋𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐖𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐋𝐚'𝐚...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
“Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
“Rabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari la’yahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu go’aansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
“Ninku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec – 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: ‘Taariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ: Musharax Axmed Max’ed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. “Kuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
More Wararka
|