|
Wararka
-
Daawo Maxkamada Gobolka Maroodi jeex Oo Xukun ku Riday Dad lagu soo Qabtay Xayawaanka Diinka.
Hargeysa(GLN):- Maxkamada Gobolka Maroodi jeex Oo Xukun ku Riday Dad lagu soo Qabtay Xayawaanka Diinka.
https://www.youtube.com/watch?v=yZpC7W7tCDc...
Tuesday, February 13, 2018
-
Daawo Soomaaliya Oo Degmada Ceegaag ee Somaliland Ciidamo Ka Qoranaysa.
Daawo Soomaaliya Oo Degmada Ceegaag ee Somaliland Ciidamo Ka Qoranaysa.
https://www.youtube.com/watch?v=GPzrwOcBzqM...
Tuesday, February 13, 2018
-
Daawo: Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Jawaabay Iscasilaaddii Uu Ugu Baaqay Guddoomiye Cirro
Hargeysa (GNL):- Halkan ka daawada wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo ka jawaabay iscasilaaddii uu ugu baaqay Guddoomiye WADDANI Md. Cabdiraxmaan Cirro, isagoo difaacay shirkadda maalgashiga ee ay sameeye...
Monday, February 12, 2018
-
Daawo Dil Ka Dhacay Hargeysa Iyo Booliska Oo Ka Hadley
Hargeysa(GLN);- Dil Ka Dhacay Hargeysa Iyo Booliska Oo Ka Hadley
https://www.youtube.com/watch?v=8oZf7sMlurw...
Monday, February 12, 2018
-
Daawo: Guddoomiye Cirro Oo Shirkadda Garanacsi Ee Xukuumaddu Imaaraadka Ka Gurtay Ku Tilmaamay Tuugo Sharciyeysan Kuna Baaqay Inay Iscasilaan Masuuliyiin Xukuumadda Muuse Biixi Ka Tirsani
Hargeysa(GLN):-Gudoomiye xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in shirkadda maalgashiga ee xukuumadda Muuse Biixi sheegtay inay dibadda ka fureen ay tahay tuugo sharciyeysan oo...
Monday, February 12, 2018
-
Daawo: Xisbiga UCID Oo Walaac ka Muujiyey Shirkadda Ganacsi Ee Xukuumaddu Sheegay in ay Dibada ka Furtay
Hargeysa(GLN): Halkan ka daawada xisbiga UCID ayaa walaac ka muujiyeyย shirkadda ganacsi ee xukuumadda Somaliland sheegay in dibada ka furtay.
https://www.youtube.com/watch?v=SejEc9M4ERk
Gacanlibaaxnews.com
News Desk....
Monday, February 12, 2018
-
Daawo: Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Sheegay In Mashruucii Biyaha Xubo Weyne Uu Fashilmay
Hargeysa(GLN):-Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleeban Cali Koore ayaan Maanta Markii Ugu Horeysay Sheegay In Mashruucii Biyaha Xubo Weyne Ee Casimada Hargeysa Uu Fashilmay.
https://www.youtube.com/watch?v=ji2jMtRSEFo
...
Monday, February 12, 2018
-
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Shaqaalihiisa Ka Mamnuucay In Ay Warbaahinta La Hadlaan
Hargeysa (GN):- Wasiirka horumarinta Caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf, ayaa shaqaalaha wasaaradiisa dul dhigay amar ah inaanay saxaafadda la hadli karin iyagoon amar ka haysan isaga.
Dr. Xasan, ayaa qoraal uu shaqaalaha w...
Sunday, February 11, 2018
-
Daawo Wasiirka Wasaarada Deegaanka Somaliland Ka Warbixisay Gaadhi Diin Sida Oo La Soo Qabtay.
Hargeysa(GLN);- Wasiirka Wasaarada Deegaanka Somaliland Oo Ka Warbixisay Gaadhi Diin Sida Oo La Soo Qabtay.
https://www.youtube.com/watch?v=KT7MogNxR0o&pbjreload=10...
Sunday, February 11, 2018
-
Daawo: wasiirka Wasaarada Beeraha somaliland oo Kulan La Qaatay Haydaha ay wada Shaqaynta leeyihiin.
Hargeysa(GLN);- wasiirka Wasaarada Horum Marinta Beeraha somaliland oo Maanta Kulan La Qaatay Haydaha ay wada Shaqaynta leeyihiinta Leeyihiin Wasaarada Beeraha.
https://www.youtube.com/watch?v=gghuvKg3K-Q...
Sunday, February 11, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
-
Yaa daaha dabadiisa ka murmaya? Qore: Dr-Abdulqani Hussein Beder
Maqaalkani waxa uu jihaynayaa hab dhaqanka waalidka ee fahamka ilmihiisa iyo fahamka macallinka ee ...
Thursday, October 23, 2025
-
“๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐’๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐’๐๐๐ง” ๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐: ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐.
"๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐๐'๐๐๐ง๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐'๐...
Thursday, October 9, 2025
-
Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland!
Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad...
Monday, November 9, 2020
-
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan. WQ: Axmed Nuur Muuse
Hordhac:
Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorash...
Friday, November 6, 2020
-
WAHSIGA. WQ: Ciise Maxamuud Geelle (Ciise Waddani)
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- "Allow waxan kaa magan galay walwalka/w...
Sunday, November 1, 2020
-
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hayโ...
Monday, October 12, 2020
-
Cibaadada fekerka/fikirka. WQ: Ciise Waddani
โWaa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda...
Tuesday, July 21, 2020
-
Baryadda Alle. Qalinkii: Hal-abuur Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
โRabbigiin wuxu idin leeyahay I barya waan idinka aqbaliye, kuwa iska weyneynaya cibaadadeyda wax...
Monday, February 24, 2020
-
Mareykan iyo Iiraan: Laba Abeeso Oo dhiiggayga Jaqaayey, Maanta Ma Is Cunayaan? WQ: Dr. Abdulqani Hussein Badder
Labadii u heshiiyey burburinta muslimka sunniga ah, labadii
Ciraaq, dilay ee deldelay Saddaam Xusee...
Thursday, February 6, 2020
-
Fahanka Wakhtiga iyo fariinta waayaha. WQ: Ciise Maxamuud Geelle “Ciise Waddani”
Muddada jiritaanka jidhka basharka iyo nagaanshaha ruuxdu xilliga uu gaadho ayaa laba siyood u muuq...
Thursday, January 23, 2020
-
Guushu Waa Garashada Iyo Garowshiiyaha| Sicirbararka iyo Qiima dhaca Shilinka| WQ: Dr. Cabdiqani Beder
Sababta ugu weyn ee qiima dhaca shilinka Soomaaliland loo xakamayn kari laโyahay waa fahamka gurr...
Tuesday, January 14, 2020
-
Waxa uu goโaansaday in uu is dilo! WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen “Beder”
"Waxa aan ku daalay noloshii, ixtiraamna kuma haysto halkan, cid i daryeeshana ma haysto, sidaa awg...
Tuesday, January 14, 2020
-
Qorshaynta Mustaqbalka fog. WQ: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder)
Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu
ka tallowsan yahay waxa muuqda.
Culuumt...
Friday, December 20, 2019
-
Sidee loo dhisi karaa Somaliland la wada leeyahay? WQ: Mustafe Ismail Bulaale (Mustafe Dawlad)
โNinku yidhi sinaan mayno
adna buri sarayntiisa
sedka waad wadaagtaane
ma sagaashan baa ...
Friday, December 20, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Hadalka. WQ: Cabdiraxmaan Cadami
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigii...
Sunday, November 10, 2019
-
Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. WQ: Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada S...
Wednesday, April 10, 2019
-
Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer
soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii a...
Thursday, February 14, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadda
ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar
ka mid ah Goli...
Thursday, February 14, 2019
-
Balaayo Loo Baahan Yahay! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Maalin wanaagsan, muddo kooban oo laba bilood ku siman 04-Dec โ 04- Feb ayaan halkan (Facebook) k...
Tuesday, February 5, 2019
-
Abwaan Dheeg iyo Buugga “Dhaxal Abwaan”. WQ: Faysal Jaamac
Weedho
ugu danbayn lahaa aan soo horreysiiyo: โTaariikh-suugaaneedka Abwaan Dheeg waa
daaqad ...
Sunday, January 13, 2019
-
Waa Maxay Dawladdi?
In
ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu
ku qabay qabs...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirtu Waa Ku Qanacsanaanta Had ba Wixii Aad Haysato. By: Musa M. Isse
Si kasta oo dadyawga dunida ku nooli u kala duruufo duwan yihiin haddana waxa uu qof kastaa raadinay...
Tuesday, January 8, 2019
-
Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019. WQ:ย Musharax Axmed Maxโed Cisman Caalin
Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah naba...
Tuesday, November 6, 2018
-
Raadkii Saxaabada. WQ: DR. Jaamac Muuse Jaamac
Ma ay ahayn gef xilliga ah. Waxay ahayd 4.30kii. โKuwa Eebbe rumeeyayow, ooga salaadda, sidaasaa k...
Saturday, October 13, 2018
-
Is Kaa Wax U Qabsadii Ardayda Sheekh Bashiir Hargeysa. WQ: Maxamed Aadan Tarabbi
Waagii aan ku jiray Dugsiga Dhexe Ee Sheekh Bashiir Hargeysa waxaan Maamule Cawil iyo Khadra oo mark...
Monday, August 6, 2018
More Wararka
|