Xisbiyadda Mucaaridka ah Ee Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Saddex Maxbuus Oo Xannuunka Shuban-biyoodka Ugu Dhintay Xabsiga Burco.
May 29, 2017 - Written by

Saraakiil Ka tirsan xisbiyada mcaaridka ee Waddani iyo UCID ayaa waxaa ay si adag uga

hadleen isla markaana ay xukuumada ku dhaliileen saddex maxbuus oo jeelka weyn ee Burco ku geeriyoodey ka dib markii uu halkaasi ka dilaacay xanuunka shuban biyoodku

COMMENTS