Daawo Xaalad Deg Deg ah Oo Maanta Lagu Soo Rogay Magaalada Burco
May 31, 2017 - Written by

Shir ay Maanta iskugu Yimaadeen Xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco ayey kaga dhawaaqen in Xaalad Deg Deg ah lagu soo Rogo Magalada burco iyada oo fasax la galiyey Dhamman Gobihi Waxbarashada

waxaana ujeedka arintan loo sameynayaa ay tahay sidii wax looga qaban lahaa fiditaanka cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay magaalada Burco

https://www.youtube.com/watch?v=nOW_SEUksok

COMMENTS