Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee WADDANI Oo Maanta Magacaabay Xilal Cusub.
September 9, 2016 - Written by

Xisbiga Mucaaradka ah Ee WADDANI oo Maanta Magacaabay Xilalka Guddoomiyeyaasha Garabbada Haweenka iyo Dhallinyarta Heer-Qaran ee Xisbigaas+Goballada Ay Ka Soo Kala Jeedaan.

Hargeysa(GLN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay xilalka guddoomiyeyaasha garabbada Haweenka iyo Dhallinyarta ee xisbiga WADDANI, waxaana uu guddoomiyaha garabka haweenka uu u magacaabay Marwo Foosiya Keyse Faarax oo ka soo jeeda gobalka Sool, halka uu sida oo kale na guddoomiyaha garabka dhallinyarta xisbigaas uu isn u magacaabay Md.Maxamed Siddiiq Cabdillaahi (Dhamme) oo isna ka soo jeeda gobalka Saaxil.

Magacaabista xilalkan, ayaa waxa lagu magacaabay War-saxaafaddeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), waxaana nuqul ka mid ah oo na soo gaadhay uu u dhignaa sidan.

nnbb nbgc

 

COMMENTS