Daawo: Dhowrsonaanta Qofka Muslimka Ah [MIDHAHA DIINTA]
June 2, 2017 - Written by C M

Ku soo dhawaada oo ka bogta muuqaalkan kooban ee barnaamijka Midhaha Diintu idiinku talo galay. Wuxuuna ku saabsan yahay dhowrsonaanta qofka muslimka ah. Waxa soo jeedinaya sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil. Waxa muuqaalka duubay Baraarug Media.

midhahadiinta@gmail.com

Gacanlibaaxnews.com

 

COMMENTS