Daawo Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Boqasho ku Tagay Dekadaha Jabuuti.
June 7, 2017 - Written by

Jabuuti(GLN)_Wasiirkii Hore Ee Wasaarada  Arrimaha Gudaha Somaliland   Cali Maxamed WaranCade  Ahna La Taliyaha Garka ah Ee Madaxweynaha oo Muddooyinkii Ugu Danbeyey Bokhasho ku Joogay Dalka Jabuuti ayaa Bokhday  Dekadaha Doolare  Ee Jabuuti.

Wasiirkii Hore Arrimaha Gudaha Cali Warancade  Oo U Wehelinayey Safiirka Somaliland U Fadhiya Jabuuti cabadifataax siciid axmed  ayaa halkaasi waxa warbixin ku Siiyey mudadii ay joogen Maareeyahay Guud Ee Dekadaha Jabuuti Abubakar Cumar xadi.

 

COMMENTS