Daaw: Maxbuus Mag Loo Haysto.
June 9, 2017 - Written by C M

Burco (GLN):- Siddeed sannood ayuu jeelka Burco ugu xidhnan yahay mag ay maxkamadi ku xukuntay. Ma haysto cid ka bixisa. Waxa maxbuuskan lagu magacaabaa Cabdisalaan Shariif Abbokor.
Waxa jeelka Burco ugu tegay oo xog-warrankan ka soo duubay Cabdimaalik Muuse Coldoon,

https://www.youtube.com/watch?v=NswiPk9zJQY

Gacanlibaaxnews.com

COMMENTS