Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Soo Saaray Jadwalka Tartanka Xisbiyadda Ee Doorashooyinka Madaxtoyadda
June 19, 2017 - Written by

-Guddida Doorashooyinka qaranka somaliland ayaa soo bandhigay qori tuur ay u sameeyeen xisbiyada siyaasada somaliland ee ku tartamaya doorashooyinka soo socda.


1.       Xisbiga Ucid
Qori tuurkan oo ay goob joog ka ahaayeen guddida doorashada iyo madaxda xisbiyada siyaasada somaliland ayaa u dhacday in dhamaan qoraalada iyo warqada codbixinta ee doorashada madaxtooyada somaliland magacyada xisbiyada loo kala qoro sidanQori tuurka ay guddida doorashooyinka somaliland u sameeyeen sadexda xisbiga qaran ayaa ku saabsanayd habka ay u kala horaynayaan magacyada sadexda xisbi qaran ee loogu daabacayo waraaqaha codbixinta, foomamka natiijada doorashada iyo qoraalada kale ee la xidhiidha doorashada madaxtooyada somaliland.

2.       Xisbiga Kulmiye

3.       Xisbiga Waddani

 

Natiijada qori tuurkan ayaa waxa goob joog ka ahaa madaxda sadexda xisbi qaran, isla markaana waxay saxeexeen natiijada soo baxday.

 

COMMENTS