Daawo: Laba Mujhaaid Oo Ka Mid Ahaa SNM Oo Kala Ah Haragwaafi Iyo Xaamud Ibraahim Oo Loo Sameeyey Taallooyin
June 24, 2017 - Written by C M

Hargysa (GLN)- Halkan ka daawada laba mujhaaid oo ka mid ahaa SNM oo kala ah Maxamed Xaaji Muuse (Haragwaafi) iyo Xaamud Ibraahim oo loo Sameeyey taallooyin laga hirgeliyey meelihii ay ku dhinteen xilligii ay daalka dib-u-xoraynta Soaliland ku jireen oo a.ย Taallooyinkaaย  oo shalay la furay ayaa laga taagay deegaanka Aw Barkhadle ee bariga magaalada Hargeysa.

Gacanlibaaxnews.com News Desk

COMMENTS