Daawo faysal Cali Waraabe Oo Dhaliilo Culus U Soo Jeediyey Wasiiro ka Tirsan Xukumada Somaliland $ Masuuliyiin ka mid ah waddani Oo Laga Bixiyey Xajka iyo Cimrada.
June 24, 2017 - Written by

Hargeisa(GLN)_Hargeisa Gudoomiyaha Xisbiga Ucid faysal Cali Waraabe ayaa Dhaliilo Culus U Soo Jeediyey Wasiiro ka Tirsan Xukumada Somaliland isaga oo Sheegay inay ku Fashilmeen Xilkii Loo Igmaday.

Dhanka kale Faysal cali Waraabe ayaa Masuuliyiin ka mid ah Xisbiga  waddani Sheegay In  Xajka iyo Cimrada ay ka  Bixiyey Soomaliya .

ugu danbayn Faysal cali waraabe ayaa Soo Jeediyey in la Xidho Xadka ay Somaliland la wadagto dalka Ethiopia Isaga oo Sheegay  inay  Ethiopia Qaranimada Somaliland Dulaan ku tahay.

COMMENTS