Daawo;Fannaanada Caanka ah Ee Yurub Geenyo Oo Soo Saartay Hees Oo La Magacbaxday Maaweelo iyo Qisada ay Xambaarsan tahay Heestu.
September 10, 2016 - Written by

 

Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Fannnaanada Caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi Geenyo, ayaa soo saartay Hees ka duwan heesihii ay hore u qaadi jirtay ujeedo ahaan iyo laxan ahaanba, Heesta oo magaceedu yahay Maaweelo waxay ka hadlaysaa Qisada gabadh iyo wiil isu Mehersan, islamarkaana ay gaadhay wakhtigii Arooska iyo Guri galkooda ay ballantu ahayd, Hawl badanaa Jacaylka iyo Guurkuba inta aanay inantu u soo wareegin gurigeeda rasmiga ah.

Erayada Abwaan Maxamed Siciid C/laahi (Xarrago)
Codka Yurub Maxamed Cabdi Geenyo
Music by Axmedweli Furinle
Laxanka Dr Axmed Shaadali

COMMENTS