Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Oo Maanta Magacaabay Xilal Cusub.
September 10, 2016 - Written by

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee WADDANI  Cabdiraxmaan Cirro Oo Maanta Magacaabay Xilal Cusub.

 

Hargeysa(GLN)_Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay xilalka Gudoomiyashaa Gobolada Maroodi-Jeex ,Togdheer iyo Buuhoodle.

Magacaabista xilalkan, ayaa waxa lagu magacaabay War-saxaafaddeed Gordhay  ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), waxaana nuqul ka mid ah oo na soo gaadhay uu u dhignaa sidan.

mk mmk mmmk

COMMENTS