Daawo:Orodyahan Mo Faarax Oo Ku Guuleystay Bilada Dahabka ah Ee Orodka 10-ka kun Ee Mitir.
August 14, 2016 - Written by

Hargeysa(www.Gacanlibaaxnews.com)_Daawo Orodyahan mo faaraxa oo ku guuleystay orodka 10-kun ee mitir ah.

https://www.youtube.com/watch?v=tKUuOH5p5GI

Orodyahan Mo Farah ayaa  noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee British ah oo markii saddexaad ku guulaysta billadaha dahabka Olympic-ada.

Orodyahankan oo Asal ahaan ka  soo jeeda  Soomaaliland  ayaa difaacday horyaalka 10-ka kun ee mitir ee u markii ugu horeysay ku  guulaystay Olympicadii 2012-kii.

Mo Farah ayaa ku guulaystay bilada dahabka ah, Gold: Mo Farah (Great Britain).

Waxa isna kaalinta labada soo galay oo bilada  qalinka helay oo Orodyahanka u dhashay waddanka  Kenya ee Paul Tanui (Kenya).

waxa isna Kaalinta sadexaadna  galay oo bilada Maarta ah ku guuleystay Orodyahanka u dhashay waddanka  Ethiopia ee Tamirat Tola

Abdihakin Mohamed Hassan Qibro

www.Gacanlibaaxnews.com

Hargeysa/Office

 

COMMENTS