Daawo;Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee Ucid Eng Faysal cali waraabe Oo si weyn u Soo Dhaweeyey Go,aankii ay xukumada somaliland ku kula Qaaday Labada Doorasho Ee Golaha wakiilada iyo madaxtooyada.
September 10, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee Ucid Eng Faysal cali waraabe Oo si weyn u Soo Dhaweeyey Go,aankii ay maanta xukumada somaliland ku kula Qaaday Labada Doorasho Ee Golaha wakiilada iyo madaxtooyada Dinba Loogu Dhigay Doorashadii Golaha wakiilada somaliland.

COMMENTS