Warbixin: Wax ka ogow hal-abuuradii ku guulaysatay tartankii Gabayada ee BBC 100 ka hablood u qabatay.
July 19, 2017 - Written by C M

Waxay ahayd 18 August sannadkii 2014kii markii uu Cabdishakuur Muxumed Muuse (Heersare) uu fursadda u helay in uu warbixintan Hargeysa kaga diyaariyo Deeqa Nuux Yoonis oo shalay laanta Af Soomaaliga ee BBC ay shaacisay inay ku guulaysatay kaalinta 1aad ee tartan suugaaneed gabayo ah oo ay u qabatay 100 hablood oo hal-abuurro ah.

Deeqa oo xilligaa uu Cabdishakuur Heersare warbixinta ka sameeyey buuxinaysay 16 sano, ayaa haddana marka aad maansooyinkeeda dhugato kuu soo baxaysaa inay tahay hal-abuur mustaqbal ifaya ku leh badweynta halabuurka suugaanta.
Waa tan warbixintii ee ka bogasho wanaagsan.

Gacanlibaaxnews.com

News Desk

COMMENTS