Daawo: Abwaan Hadraawi Oo Hadallo Hufan Lagu Sharxay Hal-abuurkiisa Iyo Shakhsiyaddiisa ba.
July 23, 2017 - Written by C M

Muuqaalkan documentary ga ah oo loo sameeyey qaab montage ah, ayaa ku saabsan badweynta hal-abuurka iyo shakhsiyadda abwaan Maxamed Ibraahin Warsane (Hadraawi). Waxa isku dubba riday Roble Abdi Muse oo kaashanaya xarunta dhaqanka ee Hargeysa.

Gacanlibaxnews.com.

Xafiiska Oslo.

COMMENTS