Daawo;Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Soo Dhaweeyey Go,aanka Madaxwayne Siilaanyo, Kana Soo Horjeestay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani ay Ku Qaadaceen Go,aankii Madaxwaynaha Somaliland.
September 11, 2016 - Written by
Hargeysa(GLN)_Hoose ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye  Muuse Biixi Cabdi Oo Soo Dhaweeyey Go,aanka Madaxwayne Siilaanyo, Kana Soo Horjeestay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Xisbiga Mucaaradka ah Ee  Waddani ay Ku Qaadaceen Go,aankii Madaxwaynaha Somaliland ku kala Qaaday laba Doorasho ee Golaha wakiilada IYO madaxtooyada.

COMMENTS