Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Magacaabay Xila Cusub.
September 11, 2016 - Written by

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Magacaabay Xila Cusub.

Hargeysa(GLN)_Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay xilaka KuXigeenka Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyigelinta ee xisbiga waddani.

Magacaabista xilakan ayaa waxa lagu magacaabay War-saxaafaddeed Gordhayย  ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee waddani Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), waxaana nuqul ka mid ah oo na soo gaadhay uu u dhignaa sidan.

hhh

COMMENTS