Daawo, Xildhibbaan Cabdiraxmaan Talyaanle oo Ku Dhawaaqey in uu Yahay Guddoomiyaha Xaqqa ah ee Golaha Wakiilada Somaliland.
August 7, 2017 - Written by

Hargeysa(GLN):-Xildhibbaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud(Talyaanle) oo ka mid ahaa Murashaxiintii  u tartantay guddoomiyenimada Golaha Wakiilada Somaliland oo  la hadlay warbaahinta, ayaa caddeeyey in uu yahay guddoomiyaha rasmiga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ee ay doorteen aqlabiyadda xildhibbaanadii maanta ee codeeyey doorashadii guddoomiyenimada Golaha Wakiilada.

https://www.youtube.com/watch?v=mUSOjzrlE00

COMMENTS