DAAWO: Sidee Indhoolayaashu u Arkaan Riyadooda (Xogta Dahsoon)
September 12, 2016 - Written by

Qof kasta riyadiisu waxay saamayn la leedahay  tijaabooyinkii noloshiisa, laakiin qofka indho la’aanta ku dhashay suurogal uma aha inuu riyada wax ku arko inkastoo  taa macnaheedu aanay ahayn in aanu riyoonin.

COMMENTS