Daawo; Askari Dhawaan laga Afduubay Magalada Laascaanood Oo la Soo Daayey.
September 13, 2016 - Written by

Daawo Askari Dhawaan laga Afduubay Magalada Laascaanood Oo la Soo Daayey.

Askarigii ka tirsanaa qaybta booliska ee Gobolka Sool ee dhowaan ay afduubteen kooxdii tuugada ahayd ee ka xadday sanduuqa diiwaangelinta magaalada Laascaanood ayaa maanya xoriyadiisii dib u helay, waxana odayaasha Degmada boocame ay ku wareejiyeen wasiirul dawlaha Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Md Maxamed Axmed Aadan.

 

COMMENTS