Daawo; Madaxweynaha Somaliland Oo Cambaareeyey Warmuurtiyeedkii Ka Soo baxay Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD.
September 13, 2016 - Written by

Daawo; Madaxweynaha  Somaliland Oo Cambaareeyey  Warmuurtiyeedkii Ka Soo baxay Shir MadaxeedkaUrur Goboleedka IGAD.

Hargeysa(GLN)_Halkan Hoose ka Daawo madaxweynaha somaliland axmed maxamed maxamud siilaanyo oo cambaareeyey warmuurtiyeedkii ka soo baxay maanta Shir  madaxeedka Urur Goboleedka IGAD kaasoo  ka dhacay magalada muqdisho ee casimada somaliya.

 

COMMENTS