Raysal wasaaraha Xukumada Soomaaliya oo ka Qayb Galaya Shirka Qaramada Midoobay
September 18, 2017 - Written by

Raysal waraaha Soomaaliya xasan cali khayre iyo ย wafti balaadhan oo u Hogaaminaayo ayaa maanta u dhoofay dalka maraykanka iyagoo halkaasi kaga qayb gali doona shir madaxeedka sanad laha ah ee Qaramada midoobay.

waxaa xusid mudan in Raysal wasaaraha soomaaliya xasan cali khayre iyo waftiigiisa ay raaceen diyaaradaha rakaabka si loo ilaaliyo hantida umada soomaaliyeed

isaga oo dhamman rakaabka saarna diyaarada dusheeda ku salaamay

Shirkan Raysal waraaha Xukumada Soomaaliya ayaa Imaanay Xili ay Xukumadiisu Maalmo Kooban haysay Xilka Umada Soomaaliyeed.

COMMENTS