Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Sharci Darro Ku Tilmaantay Gudi Ay Dhawaan Magacawday Dallada SONSAF.
September 14, 2016 - Written by

Gudida Doorashooyinka Somaliland ayaa sharci darro ku tilmaamay guddi ay dhawaan soo magacaabeen Dallada Ururada aan dawliga ahayn ee SONSAF, taas oo loogu yeedhay gudida xalinta khilaafaadka doorashooyinka soo socda ee somaliland.

cccc

COMMENTS