Raysal wasaaraha Soomaaliya oo kulan la Qaatay Wakiilka Xog haya Qaramada midoobay
October 2, 2017 - Written by
RW Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay wakiilka Xog-haya guud ee Q.midoobay u jooga dalka Soomaaliya Mecheil keating. Labada masuul ayaa ka wada hadlay guud ahaan xaalada dalkaย  Soomaaliya, ergeyga qaramada midoobay ayaa amaanay siyaasada dawlada ee ku dhisan horumarka iyo ladagaalanka musuq maasuqa.

COMMENTS