Xogaha Ku Duugan Diyaarada Madaxweynaha Maraykanka (Xogta Dahsoon)
September 15, 2016 - Written by

Dhanka ammaanka Diyaaradda MadaxtooyadaMaraykanka Boeng 747 waxay u dhigantaa qalcad difaaceeda aad loo adkeeyey iyadoo awood u leh inay ka hortagto hadii  gantaalo lala beegsado, halka sidoo kalena ay leedahay gaashaan ka difaaci kara weerar kasta oo dhanka nukliyeerka ah oo suurogal ah in lala beegsado

COMMENTS