Daawo: Khudbadii Uu Musharrax Cirro U Jeediyey Dadweynihii Maanta Ololaha Isugu Soo Baxay Hargeysa
October 23, 2017 - Written by maamule

Halkan Ka Daawada Khudbadii Uu Musharraxa madaxweynenimada ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uuย  U Jeediyey Dadweynihii Maanta Isugu Soo Baxay fagaaraha beerta xorriyada ee magaalada Hargeysa.

https://www.youtube.com/watch?v=DQY1eF7in8A

 

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS