Cali maxamed Waran cadde oo ku Gacansaydhay magacaabista Madaxwayne Siilaanyo.
August 15, 2016 - Written by

 

Hargeysa(www.Gacanlibaaxnews.com)_Wasiirkii Hore ee Wasaaradda  Arrimhaha Guddaha Somaliland  cali maxamed waran cadde oo xalay Madaxwaynaha Somaliland axmed maxamed maxamud siilaanyo xilkii  Wasaarada Arrihama Guddaha Somaliland ka Qaday Ila Mar ahaantana u magacaabay safiirka cusub ee  Somaliland u faadhiyi doona  waddanka itoobiya   ayaa ku gacansaydhay xilkaasi,gabi ahaanba isaga oo ka cudur daartay.

wasiirkii Hore ee  Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland  Md cali  maxamed waran cadde ayaa sheegay xilkan loo dhibay in aanu ahayn mid ku haboon isla mar ahaantana aanu  Aqbali doonin, madaxwayne siilaanyana uga mahad celinayo  magacabistiisa danjiraaha Somaliland ee itoobiya ,

isaga oo sheegay in madaxwayne siilaanyo shaqada cidk kale u dirto.

Sikastaba ah ahaate ila iyo hada ma cada halka u ku biyo shuban doono wasiirkii hore ee wasaaradda arriimaha Guddaha Somaliland md cali maxamed waran cadde oo aha masuul xilal badan ka soo qabtay dowladihi kala danbeyay ee so maray Somaliland ,

Wakhtigii ugu danbeyeyna aha wasiirka arrimaha gudaha xukumada madaxwayne axmed siilaanyo.

www.Gacanlibaaxnews.com

Hargeysa/Office

Abdihakin Mohamed Hassan Qibro

 

 

COMMENTS