Daawo: Xisbiga Kulmiye Oo Deeq Xoolo Ah Kaga Qaybgalay Tartanka Ololaha Doorashada
November 3, 2017 - Written by

Halkan ka daawada xisbiga muxaafidka ee kulmiye oo ololaha kaga qayb qaatay deeq xoolo isugu jira geel iyo adhi, oo ay ugu kala deeqeen dhakhtarka weyn ee Hargeysa, ciidanka Asluubta, ciidanka qaranka iyo xarunta Sooyaal.

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

Xafiiska Hargeysa

COMMENTS