Daawo;Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle Oo ka Warbixiyey Sababtii Uu Uga Baaqday Shir Madaxeedkii Urur Goboleedka IGAD.
September 16, 2016 - Written by

Jabuuti(GLN)_Hoose ka Daawo Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle Oo Markii Ugu Horeysay  ka Warbixiyey Sababtii Uu Uga Baaqday Shir Madaxeedkii Urur Goboleedka IGAD ee Dhawaan ka dhacay casimada Soomaaliya ee Muqdisho.

COMMENTS