Gudoomiyihii Ku Meel Gaadhka ah Ee Xisbiga Ucid Oo Iscasilay, kuna Biiray Waddani
November 10, 2017 - Written by

ย Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee xisbiga UCID
Ayaa waxaa uu si rasmi ah iska casilay xilkii uu ka hayey xisbiga mucaaridka ah ee UCID .

Gudoomiyaha oo iminka ka soo qeyb galay banaan baxa magaalada Hargeysa ku qabsadey xisbiga Waddani ee uu Cududiisa ku soo bandhigaayo waxana uu gudoomiyihu si rasmi ah u shaaciyey in u ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

Siyaasigan ayaa waxaa uu ka soo jeeda deeganka Bariga magaalada Burco gaar ahaan Magaalada Caynaba

COMMENTS