Golaha Wasiirada Maamulka Puntland Oo Sheegay In ay Carqaladayn doonan Doorashada Somaliland Deegaanada Sool iyo Sanaag.
November 11, 2017 - Written by

Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa ka mid ahaa qodobadii looga hadlay arrinta ku saabsan doorashooyinka Soomaaliland, waxaanay golaha wasiiradu sheegeen in aanay doorashadaasi ma dhici doonin sool iyo sanaag

halakan ka akhriso:

 

COMMENTS