Daawo: Guddida Doorashada Oo Uga Digay Taageerayaasha Xisbiyada Inay Sameeyaan Dabaaldegyo Natiijada Ka Hor
November 15, 2017 - Written by
Halkan ka daawada guddida doorashoorinka Somaliland oo uga digay 
taageerayaasha Xisbiyada in ay sameeyaan Dabaaldeg inta lagu 
dhawaaqayo Natiijada Codbixinta.

 

 

 

 

Gacanlibaaxbews.com

Xafiiska Hargeysa

COMMENTS