Daawo: Xisbiga WADDANI Oo Hakiyey Wada Shaqayntii Uu La Lahaa Guddida Doorashooyinka
November 16, 2017 - Written by maamule

Halkan ka daawadaย xisbiga WADDANI oo ka hadlaya cabashooyin ay ku eedeeyeen guddida doorashooyinku inay ka garaabi waayeen, isla markaana waxay sheegeen in ku shubasho dhacday xillidii codaynta. Waxaana xisbigu hakiyey wada shaqayntii uu la lahaa guddida doorashooyinka.

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

Xafiiska Hargeysa

COMMENTS