Daawo: Guddida Doorashada Iyo Xisbiga WADDANI Soo Wada Bandhigay Is-afgarad Dhex Maray
November 18, 2017 - Written by

Halkan ka daawada guddoomiyaha komishanka doorashada Somaliland Cabdiqaadir Iimaan iyo Musharax Cirro, ayaa si wada jir ah u sheegay inay is-afgarad dhex maray, isla markaana ay iska qanciyeen tabashooyinkii jiray.

Waxa kale oo ay sheegeen inay ka wada hadleen buuggii codaynta ee xisbiga WADDANI soo bandhigay iyo tirinka sanaaduuqda ee degmooyinka Hargeysa iyo Gabiley.

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS