Daawo: Wasiirro Dhakhtarka Weyn Ee Hargeysa Ku Booqday Dadkii ay Waxyeeladu Ka Soo Gaadhay Dibadbixii Hargeysa
November 18, 2017 - Written by

Halkan ka daawada wasiiro ka tirsan xukumadda madaxweyne Siilaanyo, oo ku booqday dhakhtarka weyn ee Hargeysa dadkii ay waxyeeladu ka soo gaadhay dibadbixii ka dhacay magalada Hargeysa

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS