Daawo: Safiirkii Hore Ee Somaliland U Fadhiyey Sweden Oo Ka Hadlaya Dhib Loo Gaystay Maalintii Codaynta
November 18, 2017 - Written by maamule

Halkan ka daawada safiirkii hore ee Somaliland ee Sweden Caydaruus Sheekh Aadan, oo ka hadlaya dhib iyo tacaddii uu sheegay in taageerayaal iyo masuulitiin Kulmiye ka tirsanai ay Hargeysa ugu geysteen,  xilli uu kormeerayey goob codayneed oo ku taalla Hargeysa maalintii doorashada.

Waxa kale oo uu soo bandhigayaa aragtidiisa ku aadan natiijada doorashada ee guddida doorashada Somaliland ku dhawaaqi doonaan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gacanlibaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS