Codadka Ay Kala Heleen Xisbiyadu Somaliland Doorashadii Madaxtooyada 
November 21, 2017 - Written by maamule

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Cabdiqaadir Iiimaan oo isagu natiijada ku dhawaaqay, ayaa sheegay in saddexda xisbi qaran ee Somaliland ay sidan hoos u qoran u kala helaan codadkii doorashada madaxtoooyada ee 13kii November la ay shacabku dhiibteen:

-Xisbiga UCID waxa uu helay cod dhan 23,141 (Labaatan Iyo Saddex Kun Boqol Afartan iyo KOw Cod) oo u dhiganta 4% (Boqolkiiba Afar),.

-Xisbiga KULMIYE waxa uu helay cod dhan 305,909 (Saddex Boqol Iyo Shan,Sagaal Boqol Iyo Sagaal Cod) oo u dhiganta 55%.

-Xisbiga WADDANI uu helay cod dhan 226,092 (Laba Boqol Laabatan Iyo Lix Kun iyo Laba Iyo Sagaashan) Oo U Dhiganta 41% (Afartan Iyo Kow Boqolkiiba).

Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa qaadacaday natiijada doorashada, isla markaana waxay sheegeen in cabashadooda ay u mari doonaan waddo sharci ah.

 

 

 

 

 

 

Gacanliaaxnews.com

News Desk.

COMMENTS