Xukumada Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Siyaasi ka Tirsan Xibiga Waddani.
November 22, 2017 - Written by

Hargeysa(GLN)_Xukuumadda Somaliland Ayaa Xabsiga U taxaabtay siyaasiga Dr Maxamed Yaasiin Oo Ka mid Ah saraakiisha xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani.

Maxamed Yaasiin ayaa dhawaan Soo bandhigay musuqmaasuq Uu sheegay in Uu Ka Jiro Doorashadii Madaxtinimada Somaliland Ee Shalay Lagu Dhawaaqay Musharax Muuse Biixi.

xukuumadda ayaan Ka Hadlay xadhiga sarkaalkaasi Ka tirsan Xisbiga Wadani iyo sababta wakhtigan loo Xidhay, hasayeeshee Waxa loo badinayaa in arimihii Uu Ka Hadlay Uu Ku mutaystay xadhigaasi Loogastay.

 

COMMENTS