Madaxweynaha Cusub Ee Loo Doortay Somaliland Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada ku Booqday Madaxweynihii Hore Ee Siilaanyo.
November 22, 2017 - Written by

Hargeysa(GLN)_Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa maanta qasriga madaxtooyada ku bookhdey isla markaana uu kulan kula yeeshay madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilanyo

Kulankan labada madaxweyne dhex maray ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka madaxtooyada iyo hogaanka sare ee xisbiga Kulmiye

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha cusub ee Somaliland ayaa dhawaan xilka si rasmi ah ugala wareegi doona madaxweyne Siilanyo oo xilka Somaliland haye 7 sanno ee ugu danbeeyey

COMMENTS