MADAXWEYNEHA SOOMAALIYA OO LAGU BAHDILAY KENYA “ROGGII LOO DHIGAY MADAXWEYNEYAASHA OO LAGA LEEXIYAY”
November 29, 2017 - Written by

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo dhawr madaxweyne oo ka socda caalamka ayaa ka qayb galay caleemo saarka madaxweynaha dalka Kenya

caleemo saarkan oo ahaa mid si weyn loo soo agaasimay ayaa lagu bahdilay madaxweynaha soomaaliya, ka dib markii laga leexiyay rooga cas ee ay madaxweyneyaashu marayeen

https://www.youtube.com/watch?v=RAky6uOSxj0

COMMENTS