Daawo;Afar Qof Oo ay Ku Jiraan Ilaalada Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa Ku Dhaawacmay Shilgaadhi Oo Ka Dhacay Bariga Magalada Hargeysa.
September 17, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_Hoose ka Daawo Afar Qof Oo ay Ku Jiraan Ilaalada Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa Ku Dhaawacmay Shilgaadhi Oo Ka Dhacay Bariga Magalada Hargeysa ee Tuulada Aw-barkhadle.

COMMENTS