Daawo Dadwaynaha ku Dhaqan Magalada Muqdisho Oo Dhigay Banaanbax ay kaga Soo Horjeedaan Madaxweyne Trum Go,aankii U Qudus ku Siiyey Casimada Isreal.
December 8, 2017 - Written by

Dadweynaha ku dhaqan Magaaladda Muqdisho ayaa banaanbax balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan aqoonsiga uu madaxweynaha dalka Marayakanku caasimadda dalka Falastiin ee qudus ku siiyay Isreal ka dhigay magaaladaasi

https://www.youtube.com/watch?v=WczeY6cIhIk

COMMENTS