WASIIRKA CIYAARAHA OO KALA DIRAY XIDHIIDHKA CIYAARAHA FUDUD
December 8, 2017 - Written by

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Cabdirisaaq Waaberi Rooble ayaa kala diray masuuliyiinta Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud, isaga oo sidoo kalena magacaabay masuuliyiin cusub kuwaas oo si Ku-meel-gaadh ah u hogaamin doona.Wareegtooyin ka soo baxay xasiifka Wasiirka wasaarada kuwaas oo ukala dhignaa kara dirida Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland iyo sidoo kale magacaabida masuuliyiinta ku-meel-gaadhka ah ayaa u dhignaa sidan:

COMMENTS