Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Wareegto U Soo Saaray Ku Magacaabay Mareeyaha Hay’add Duulista iyo Madaarada.
December 17, 2017 - Written by

Goor dhaweyd oo aan sidaasi u sii fogayn Xafiiska Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Waxa ka soo baxday wareegto Lagu aas-aasay Hay’add Cusub oo maamuli doonta Garoomadda Diyaaradaha ee dalka Oo Dhan.

Hay’addan ayaa la soo raaciyay masuulkii xilkeeda qaban lahaa, hasayeeshee waxa isweydiin leh Warqadda Lagu magacaabay Hay’addaas iyo Masuulkuba ma Degdeg ah baa lagu soo saaray, maadaama aanay ka muuqanin shaanbadii iyo Saxeexii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Hadaba halkan hoose kaga bogo warqada aan Shaanbadda iyo saxeexa Midnaba wadan ee saaka lagu magacaabay Masuulka Cusub

COMMENTS