Warbixin: Abwaan Yuusuf Shaacir Iyo Xifdigiisa Xagga Suugaanta.
December 19, 2017 - Written by C M

Sidee bay ugu fududaatay abwaan Yuusuf Shaacir inuu noqdo qof xafida oo korka ka haya suugaan badan sida silsilad-maanseedyo.

Halkan kaga bogta warbixin uu Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) ka sameeyey xifdiga suugaanta Abwaan Yuusuf.

Diyaariye: Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare)

Gacanlibaaxnews.com

COMMENTS